Matayos 26:34 KQA

34 Ciise wuxuu ku yidhi, Runtii waxaan kugu leeyahay, Caawa qudheeda intaan diiqu ciyin, saddex kol ayaad i dafiri doontaa.

akhri dhamaystiran cutubka Matayos 26

arki Matayos 26:34 macnaha guud