Matayos 27:9 KQA

9 Markaas waxaa noqotay wixii nebi Yeremyaah lagaga hadlay markuu yidhi, Waxay qaateen soddonkii gogo' oo lacagta ahaa oo ah iibkii lagu qiimeeyey isaga, kii bini Israa'iil ku qiimeeyeen.

akhri dhamaystiran cutubka Matayos 27

arki Matayos 27:9 macnaha guud