Matayos 28:7 KQA

7 Dhaqso u taga, oo waxaad xertiisii ku tidhaahdaan, Kuwii dhintay ayuu ka soo sara kacay, oo wuu idin hor marayaa ilaa Galili. Halkaasna waad ku arki doontaan. Bal eega, waan idiin sheegaye.

akhri dhamaystiran cutubka Matayos 28

arki Matayos 28:7 macnaha guud