Matayos 3:16 KQA

16 Ciise goortii la baabtiisay, ayuu markiiba biyaha kor uga baxay, kolkaasaa samooyinku furmeen, oo wuxuu arkay Ruuxa Ilaah oo sida qoolley oo kale u soo degaya oo dushiisa imanaya,

akhri dhamaystiran cutubka Matayos 3

arki Matayos 3:16 macnaha guud