Matayos 3:9 KQA

9 hana ku fikirina inaad tidhaahdaan, Waxaannu leennahay Ibraahim oo aabbe noo ah. Waayo, waxaan idinku leeyahay, Ilaah waa karaa inuu dhagaxyadan carruur uga kiciyo Ibraahim.

akhri dhamaystiran cutubka Matayos 3

arki Matayos 3:9 macnaha guud