Matayos 4:21 KQA

21 Markuu meeshaas hore uga socday wuxuu arkay laba kale oo walaalo ah, Yacquub ina Sebedi iyo walaalkiis Yooxanaa, iyagoo aabbahood doonnida kula jira oo shabagyadoodii hagaajinaya, wuuna u yeedhay.

akhri dhamaystiran cutubka Matayos 4

arki Matayos 4:21 macnaha guud