Matayos 4:23 KQA

23 Ciise ayaa Galili oo dhan ku wareegay, isagoo sunagogyadooda wax ku baraya oo injiilka boqortooyadii ku wacdiyaya oo bukaan oo dhan iyo cudur oo dhan bogsiinaya dadka dhexdiisa.

akhri dhamaystiran cutubka Matayos 4

arki Matayos 4:23 macnaha guud