Matayos 5:25 KQA

25 Dhaqso cadowgaaga ula heshii intaad jidka kula socoto, si aan cadowgu xaakinka kuugu dhiibin, xaakinkuna askariga kuugu dhiibin, oo xabsi lagugu tuurin.

akhri dhamaystiran cutubka Matayos 5

arki Matayos 5:25 macnaha guud