Matayos 6:26 KQA

26 Shimbirraha cirka eega, waayo, waxba ma beeraan, waxna ma gurtaan, maqsinnona waxba kuma urursadaan, oo Aabbihiinna jannada ku jira ayaa cunto siiya. Idinku miyaydnaan ka roonayn?

akhri dhamaystiran cutubka Matayos 6

arki Matayos 6:26 macnaha guud