Matayos 7:22 KQA

22 Maalintaas qaar badan baa igu odhan doona, Rabbow, Rabbow, miyaannan magacaaga wax ku sii sheegin, oo miyaannan magacaaga jinniyo ku saarin, oo miyaannan magacaaga wax badan oo xoog leh ku samayn?

akhri dhamaystiran cutubka Matayos 7

arki Matayos 7:22 macnaha guud