Matayos 9:13 KQA

13 Laakiin taga oo barta hadalkan micnihiisa, Waxaan doonayaa naxariis ee ma aha allabari, waayo uma aan imanin inaan kuwa xaqa ah u yeedho, laakiin inaan dembilayaasha u yeedho ayaan u imid.

akhri dhamaystiran cutubka Matayos 9

arki Matayos 9:13 macnaha guud