Matayos 9:16 KQA

16 Ninna karriin cusub kuma tolo dhar duug ah, waayo, tan lagu buuxin lahaa ayaa dharka ka go'da, oo jeexdintu waa ka sii xumaataa.

akhri dhamaystiran cutubka Matayos 9

arki Matayos 9:16 macnaha guud