Matayos 9:36 KQA

36 Laakiin goortuu dadkii badnaa arkay ayuu u naxariistay, waayo, way dhibaataysnaayeen oo kala firidhsanaayeen sidii ido aan adhijir lahayn.

akhri dhamaystiran cutubka Matayos 9

arki Matayos 9:36 macnaha guud