Muujintii 1:17 KQA

17 Oo markii aan arkay ayaan ku hor dhacay sidii mid dhintay. Oo markaasuu gacantiisii midigta ahayd i saaray, oo wuxuu igu yidhi, Ha cabsan. Anigu waxaan ahay kan ugu horreeyey iyo kan ugu dambeeya,

akhri dhamaystiran cutubka Muujintii 1

arki Muujintii 1:17 macnaha guud