Muujintii 1:7 KQA

7 Bal eega, wuxuu la imanayaa daruuraha, oo waxaa isaga arki doona il kasta iyo kuwii isaga wareemay; oo qabiilooyinka dhulka oo dhammuna isagay u barooran doonaan. Haah, saas ha ahaato. Aamiin.

akhri dhamaystiran cutubka Muujintii 1

arki Muujintii 1:7 macnaha guud