Muujintii 12:12 KQA

12 Haddaba samooyinka iyo kuwa dhex degganow, reyreeya. Waxaase hoogay badda iyo dhulka, maxaa yeelay, waxaa idiin soo degay Ibliiskii, oo aad u cadhaysan, oo weliba garanaya in wakhtigu ku yar yahay.

akhri dhamaystiran cutubka Muujintii 12

arki Muujintii 12:12 macnaha guud