Muujintii 12:14 KQA

14 Oo waxaa naagtii la siiyey laba baal oo gorgor weyn si ay uga duusho maskii ilaa meesheedii cidlada ku tiil, halkaasoo iyada lagu quudiyo wakhti, iyo wakhtiyo, iyo wakhti badhkiis.

akhri dhamaystiran cutubka Muujintii 12

arki Muujintii 12:14 macnaha guud