Muujintii 12:4 KQA

4 Oo dabadiisiina waxay soo jiidday xiddigihii samada saddex meelood oo meel, oo waxay ku soo tuurtay dhulka; markaasaa masduulaagii wuxuu is-hor taagay naagtii ku dhowayd inay umusho, si uu ilmaha uga liqo markay umusho.

akhri dhamaystiran cutubka Muujintii 12

arki Muujintii 12:4 macnaha guud