Muujintii 13:4 KQA

4 markaasay masduulaagii caabudeen, maxaa yeelay, wuxuu amarkiisii siiyey bahalkii; iyaguna waxay caabudeen bahalkii, waxayna yidhaahdeen, Bal yaa bahalka la mid ah? Oo bal yaa awooda inuu la diriro?

akhri dhamaystiran cutubka Muujintii 13

arki Muujintii 13:4 macnaha guud