Muujintii 13:7 KQA

7 Oo haddana waxaa isagii la siiyey amar uu kula dagaallamo quduusiinta oo uu kaga adkaado; oo haddana waxaa la siiyey amar uu ku xukumo qabiil kasta iyo dad kasta iyo af kasta iyo quruun kasta.

akhri dhamaystiran cutubka Muujintii 13

arki Muujintii 13:7 macnaha guud