Muujintii 14:11 KQA

11 Oo qiiqa caddibaaddooda kor buu u baxayaa weligiis iyo weligiis, oo kuwa caabuda bahalka iyo sanamkiisa, iyo ku alla kii aqbala sumadda magiciisa nasasho heli maayaan habeen iyo maalin toona.

akhri dhamaystiran cutubka Muujintii 14

arki Muujintii 14:11 macnaha guud