Muujintii 16:18 KQA

18 Markaasaa waxaa dhacay hillaac iyo codad iyo onkod; oo waxaa dhacay dhulgariir weyn oo aan weligiis isagoo kale la arag intii dad dhulka joogay, oo wuxuu ahaa dhulgariir aad u weyn oo aad u xoog badan.

akhri dhamaystiran cutubka Muujintii 16

arki Muujintii 16:18 macnaha guud