Muujintii 18:16 KQA

16 oo waxay odhan doonaan, Waxaa hoogtay oo hoogtay magaalada weyn, tii qabi jirtay dhar wanaagsan, iyo dhar guduudan, iyo dhar cas, oo ku sharraxnaan jirtay dahab, iyo dhagaxyo qaali ah, iyo luul.

akhri dhamaystiran cutubka Muujintii 18

arki Muujintii 18:16 macnaha guud