Muujintii 18:3 KQA

3 Waayo, quruumihii oo dhammu waxay ku dhaceen khamrigii cadhada sinadeeda; oo boqorradii dhulka oo dhammuna iyaday ka sinaysteen, oo baayacmushtariyadii dunidu waxay ku taajireen xooggii barwaaqadeeda.

akhri dhamaystiran cutubka Muujintii 18

arki Muujintii 18:3 macnaha guud