Muujintii 2:23 KQA

23 Oo waxaan carruurteeda ku dili doonaa dhimasho, kiniisadaha oo dhammuna waxay ogaan doonaan inaan ahay kan baadhbaadha kelyaha iyo qalbiyada, oo anna midkiin walbaba waxaan wax u siin doonaa sida shuqulladiinnu yihiin.

akhri dhamaystiran cutubka Muujintii 2

arki Muujintii 2:23 macnaha guud