Muujintii 2:5 KQA

5 Haddaba xusuuso meeshii aad ka dhacday, oo toobadkeen, oo shuqulladaadii hore samee; haddii kalese anigu waan kuu iman doonaa oo laambaddaada waan ka qaadi doonaa meesheeda haddii aadan toobadkeenin.

akhri dhamaystiran cutubka Muujintii 2

arki Muujintii 2:5 macnaha guud