Muujintii 2:9 KQA

9 Waan ogahay dhibaatadaada iyo faqiirnimadaada (laakiin taajir baad tahay), iyo cayda ay kugu caayaan kuwa Yuhuudda isku sheegaa oo aan ahayn, laakiinse ah kuwa sunagogga Shayddaanka.

akhri dhamaystiran cutubka Muujintii 2

arki Muujintii 2:9 macnaha guud