Muujintii 21:21 KQA

21 Oo laba iyo tobankii irdoodna waxay ahaayeen laba iyo toban luul, oo kii kastoo irdihii ka mid ahaaba wuxuu ahaa luul, oo magaaladii jidkeediina wuxuu ahaa dahab saafi ah oo u eg muraayad wax laga dhex arko.

akhri dhamaystiran cutubka Muujintii 21

arki Muujintii 21:21 macnaha guud