Muujintii 22:12 KQA

12 Oo bal eeg, anigu dhaqsaan u imanayaa, oo abaalgudkaygiina waan wataa si aan nin walba ugu abaalgudo sida shuqulkiisu yahay.

akhri dhamaystiran cutubka Muujintii 22

arki Muujintii 22:12 macnaha guud