Muujintii 22:8 KQA

8 Anigoo Yooxanaa ah waxaan ahay kii maqlay oo arkay waxyaalahan. Oo markii aan maqlay oo aan arkay, ayaan ku hor dhacay cagihii malaa'igtii i tustay waxyaalahan, si aan u caabudo.

akhri dhamaystiran cutubka Muujintii 22

arki Muujintii 22:8 macnaha guud