Muujintii 3:5 KQA

5 Kii guulaystaa sidaasuu u xidhan doonaa dhar cad; oo anna sinaba magiciisa ugama tirtiri doono kitaabka nolosha, oo waxaan magiciisa ka qiran doonaa Aabbahay hortiisa iyo malaa'igihiisa hortooda.

akhri dhamaystiran cutubka Muujintii 3

arki Muujintii 3:5 macnaha guud