Muujintii 4:7 KQA

7 Xayawaankii kowaad wuxuu u ekaa libaax, xayawaankii labaadna wuxuu u ekaa weyl, xayawaankii saddexaadna wuxuu lahaa weji u eg weji nin, xayawaankii afraadna wuxuu u ekaa gorgor duulaya.

akhri dhamaystiran cutubka Muujintii 4

arki Muujintii 4:7 macnaha guud