Muujintii 6:1 KQA

1 Oo waan arkayay markii Wankii furay toddobadii shaabadood middood, oo waxaan maqlay afartii xayawaan midkood oo codkiisa la moodo onkod leh, Kaalay oo arag.

akhri dhamaystiran cutubka Muujintii 6

arki Muujintii 6:1 macnaha guud