Muujintii 6:4 KQA

4 Markaasaa waxaa soo baxay faras kale oo xamar ah; oo kii fuushanaana waxaa la siiyey amar inuu dunida nabadda ka qaado iyo in dadka midba midka kale dilo; oo waxaa la siiyey seef weyn.

akhri dhamaystiran cutubka Muujintii 6

arki Muujintii 6:4 macnaha guud