Muujintii 7:7 KQA

7 Qabiilka reer Simecoonna waxaa laga shaabadeeyey laba iyo toban kun; Qabiilka reer Laawina waxaa laga shaabadeeyey laba iyo toban kun; Qabiilka reer Isaakaarna waxaa laga shaabadeeyey laba iyo toban kun;

akhri dhamaystiran cutubka Muujintii 7

arki Muujintii 7:7 macnaha guud