Muujintii 8:4 KQA

4 Oo qiiqii fooxa oo ay baryadii quduusiintu la socoto ayaa wuxuu ka baxay gacantii malaa'igta oo wuxuu kor u aaday Ilaah hortiis.

akhri dhamaystiran cutubka Muujintii 8

arki Muujintii 8:4 macnaha guud