Muujintii 8:8 KQA

8 Oo haddana waxaa ka dhawaajisay malaa'igtii labaad, markaasaa waxaa badda lagu tuuray wax le'eg buur weyn oo dab ka ololayo; markaasaa baddii saddex meelood oo meel baa dhiig noqotay;

akhri dhamaystiran cutubka Muujintii 8

arki Muujintii 8:8 macnaha guud