Muujintii 9:11 KQA

11 Oo waxaa iyaga boqor u ah malagga yamayska; oo magiciisana afka Cibraaniga waxaa lagu yidhaahdaa Abaddoon; afka Gariiggana magiciisa waxaa lagu yidhaahdaa Abolyoon.

akhri dhamaystiran cutubka Muujintii 9

arki Muujintii 9:11 macnaha guud