Rooma 12:6 KQA

6 Innagoo haysanna hadiyado ku kala duwan nimcadii layna siiyey, hadday tahay wax sii sheegid, aan wax ku sii sheegno sida qaybta rumaysadkeenna.

akhri dhamaystiran cutubka Rooma 12

arki Rooma 12:6 macnaha guud