Rooma 14:14 KQA

14 Waan ogahay, waanan ku hubaa Rabbi Ciise, inaan waxba nafahaantiisa iska xaaraan ahayn, laakiinse kii ku tiriya inay xaaraan tahay, kaas waa ka xaaraan.

akhri dhamaystiran cutubka Rooma 14

arki Rooma 14:14 macnaha guud