Rooma 16:18 KQA

18 Kuwa caynkaas ahu Rabbigeenna Masiix uma adeegaan, laakiinse waxay u adeegaan calooshooda; hadalkooda macaan oo wanaagsan bay ku khiyaaneeyaan qalbiyada jaahiliinta.

akhri dhamaystiran cutubka Rooma 16

arki Rooma 16:18 macnaha guud