Rooma 4:9 KQA

9 Haddaba barakadan miyaa lagaga hadlay kuwa gudan oo keliya, mise kuwa buuryoqabka ahna waa lagaga hadlay? Waayo, waxaannu nidhaahnaa, Ibraahim rumaysadkiisii waxaa loogu tiriyey xaqnimo.

akhri dhamaystiran cutubka Rooma 4

arki Rooma 4:9 macnaha guud