Rooma 5:21 KQA

21 in, sida dembigu dhimashada ugu taliyey, sidaas oo kalena ay nimcadu ugu taliso xaqnimo ilaa nolosha weligeed ah ee xagga Rabbigeenna Ciise Masiix.

akhri dhamaystiran cutubka Rooma 5

arki Rooma 5:21 macnaha guud