Rooma 7:4 KQA

4 Sidaas daraaddeed, walaalahayow, jidhkii Masiixa baa meyd idinka dhigay xagga sharciga, in mid kale idin lahaado, oo ah kii kuwii dhintay laga sara kiciyey inaynu Ilaah midho u soo bixinno.

akhri dhamaystiran cutubka Rooma 7

arki Rooma 7:4 macnaha guud