Rooma 8:15 KQA

15 Waayo, ma aydnaan helin ruuxa addoonnimada inaad mar kale cabsataan, laakiinse waxaad hesheen Ruuxa carruur idinka dhigay, kan aynu ku qaylinno Aabbow.

akhri dhamaystiran cutubka Rooma 8

arki Rooma 8:15 macnaha guud