Yacquub 5:12 KQA

12 Laakiin wax walba hortood, walaalahayow, ha dhaaranina; ha ku dhaaranina jannada, ama dhulka, ama dhaar kale; haahdiinnu haah ha ahaato, mayadiinnuna maya ha ahaato, yeydnan ku dhicin xukun hoostiis.

akhri dhamaystiran cutubka Yacquub 5

arki Yacquub 5:12 macnaha guud