Yooxanaa 1:21 KQA

21 Markaasay weyddiiyeen, Haddaba yaad tahay? Ma Eliyaas baad tahay? Wuxuuna yidhi, Ma ihi. Ma nebigii baad tahay? Wuxuuna ku jawaabay, Maya.

akhri dhamaystiran cutubka Yooxanaa 1

arki Yooxanaa 1:21 macnaha guud