Yooxanaa 11:25 KQA

25 Ciise ayaa ku yidhi, Anigu waxaan ahay sarakicidda iyo nolosha. Kii i rumaystaa, in kastoo uu dhinto, wuu noolaan doonaa.

akhri dhamaystiran cutubka Yooxanaa 11

arki Yooxanaa 11:25 macnaha guud