Yooxanaa 11:44 KQA

44 Markaasaa kii dhintay soo baxay, isagoo gacmaha iyo cagaha ay kafan kaga xidhan tahay, wejigana maro kaga xidhan tahay. Kolkaasuu Ciise wuxuu ku yidhi iyaga, Fura oo daaya, ha socdee.

akhri dhamaystiran cutubka Yooxanaa 11

arki Yooxanaa 11:44 macnaha guud