Yooxanaa 12:3 KQA

3 Maryan haddaba waxay qaadday rodol cadar ah oo naaradiin qaaliya ah, waxayna marisay cagaha Ciise, oo timaheedii ayay cagihiisa ku tirtirtay. Gurigiina waxaa ka buuxsamay udgoonkii cadarka.

akhri dhamaystiran cutubka Yooxanaa 12

arki Yooxanaa 12:3 macnaha guud